F.G: Dhammaan ardada galaysa imtixaanka dugsiga sare iyo kuwa gali doona, waxay nuqulkaan u isticmaali karaan si Naqtiin ah, si ay waaya-aragnimo ugu helaan qolfoofta imtixaanka iyo su;aalihii hore. sidoo kale hadii aad ku aragto maado laga shaqeeyay, iska fiiri jaawaba inay sax yihiin, oo hore haka qaadan, dib u aqri, eeg oo dib ugu laabo casharadii hore ee Book/ga manhajka qaranka.
0 Comments