LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Imtixaanka Fasalka 8aad ee Sanad-Dugsiyeedka 2024/2025 Gobolka Banaadir

F.G: Dhammaan ardada galaysa imtixaanka dugsiga fasalka 8aad iyo kuwa gali doona, waxay nuqulkaan u isticmaali karaan si Naqtiin ah, si ay waaya-aragnimo ugu helaan qolfoofta imtixaanka iyo su;aalihii hore. sidoo kale hadii aad ku aragto maado laga shaqeeyay, iska fiiri jaawaba inay sax yihiin, oo hore haka qaadan, dib u aqri, eeg oo dib ugu laabo casharadii hore ee Book/ga manhajka qaranka.

Post a Comment

0 Comments

JSON Variables