Agaasinka Waxabarashada waxa uu la wadaagayaa Bulshada Gobalka Banaadir ee waxbarashada daneysa 114-ka dugsi ee ugu hooseeyey natiijada imtixaanka Fasalka 8aad ee la qaadey Sannad Dugsiyeedkan 2023/2024.
Agaasinku waxa uu u rajeynayaa Maamulka dugsiyadaan in ay la yimaadaan waxqabad wanaagsan, korna u soo qaadaan tayada adeegga waxbarashada ee ay u hayaan Bulshada Gobalka Banaadir.
0 Comments